ONLINE BUSINESS GROUP

SHIRKADAAN WAXAAN IDIN KUGU SOO GUDBIN HOWLAHA KU AADAN GANACSIGA IYO SIDA AADKU HORMARIN LAHEYD XARUNTA XAFIISKEEDA WAXA UU KU YALAA FAARAX UGAAS DHISMIHIISA DABAQA 6AAD MAGAALADA MOGADISHU/SOMALIA

WHY US

SABABTE NAGU DOORAN

MUQAALADA GANACSIGAAGA

muqaalada Ganacsigaaga ubaahanyahay oo dhan anaga ayaaku qoreyna xataa hadi aad ubaahantahay inlagu duubo waanku duubeynaa

Macmiil badan helis

Macmiilka Aad Ubaahantahay Anaga inaan kaagala shaqeyno Sida Aad ku heli laheyd...

Xayesiman

Xayesiman U Qaasa Ganacsigaaga Keliya Kama Shaqeyn Doonno inaan sara uqaadna macmiilka Ee Magacaagana Waanka shaqeyn doonnaa in Qofkasta Uu Barto

Wax iibin

Macmiilka Badan Kaligiis Waxma Taraya Ee sida wax loo iibiyana waan idin tuseyna waan idinkagala Shaqeyn